Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Ingiriiska oo dib u dejin u sameeynaya 20,000 oo ah qaxootiga Afghanistan

Ingiriiska oo dib u dejin u sameeynaya 20,000 oo ah qaxootiga Afghanistan

Boqortooyada Ingiriiska ayaa shaacisay inay qaabili doonto 20,000 oo ah qaxooti dhalasho ahaan ka soo jeedo wadanka Afghanistan.
Tani ayaa qayb ka ah barnaamijka dib u dejinta ee mudnaanta koowaad lagu siinaya haweenka, gabdhaha yaryar iyo kooxaha laga tirada badan yahay.
Britan ayaa sheegtay inay badbaado siin doonto dadka halista sare ugu jiro inay Taalibaan ku xadgudubto.
Waxaa la filayaa in ilaa 5,000 oo qof oo ka tagaya Afghanistan ay sanadka ugu horreeya ee qaabilaadda ay gaaraan Ingiriiska.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments