Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Maxay ka arrinsanayaan siyaasiyiinta ku midoobay ururka OKA?

DHAGEYSO:Maxay ka arrinsanayaan siyaasiyiinta ku midoobay ururka OKA?

Waxaa magaalada Naivasha ee ismaamulka Nakulu kulan ku yeelanayaan siyaasiyiinta ku midoobay ururka OKA ee kala ah Musalia Mudavadi , Kalonzo Musyoka , Gideon Moi iyo Moses Wetangula.
Madaxdan ayaa ka arrinsanaya mustaqbalkooda siyaasadeed ee sanadka 2022-ka.
Hasa ahaate waxaa soo baxaya warar sheegaya inay dhinac iskaga dhigeen xulashada cidda ku matali doonto tartanka madaxtinimo ee sanadka soo socdo.
Senatarka ismaamulka Kakamega Cleophas Malala sidoo kalena ah xubin ka tirsan xisbiga ANC ayaa warbaahinta faahfaahin ka siiyay waxyaabaha kulanka siyaasiyiinta ee maanta diiradda lagu saaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments