Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Taalibaan oo shaaca ka qaaday inay cafis u fidisay mas’uuliyintii dowladda Afghanistan

Taalibaan oo shaaca ka qaaday inay cafis u fidisay mas’uuliyintii dowladda Afghanistan

Kooxda Taalibaan ayaa shaaca ka qaaday in cafis guud u fidisay dhammaan mas’uuliyiintii dowladda ee dalka Afghanistan.
Waxaa ay ku boorrisay inay ku laabtaan shaqadooda islamarkaana dib u bilowdaan nolol –maalmeedkooda.
Bayaan ka soo baxay xooggaga Taalibaan ayaa lagu yiri in mas’uuliyintii dowladda ay dib ugu laabtaan shaqadooda iyaga oo qaba kalsooni buuxda.
Tani ayaa ku soo aadeyso kadib markii ay xukunka wadanka Afghanistan ay la wareegeen kooxda Taaliban

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments