Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:9 ka mid ah saraakiisha amniga iyo maamulka ee Nakuru oo shaqo...

DHAGEYSO:9 ka mid ah saraakiisha amniga iyo maamulka ee Nakuru oo shaqo joojin lagu sameeyay

Isku duwaha ammaanka ee gobolka Rift Valley Mr. George Natembeya ayaa maanta shaaciyay in shaqadii ay hayeen laga eryay sagaal sarkaal oo isugu jiro kuwa amniga iyo maamulka ee deegaanka Bahati ee ismaamulka Nakuru.
Tani ayaa timid ka dib markii dad dhowr ah ay dhawaan u dhinteen khamri ay isticmaaleen.
Ciidamada ammaanka iyo kuwa maamulka ee shaqada laga joojiyay ayaa lagu eedeyay inaynan waajibaadkooda gudan oo aynan si buuxda ula dagaalamin isticmaalka maandooriyaha.
Mr. Natembeya oo faahfaahin ka bixinaya isbeddellada uu sameeyay ayaa yiri

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments