Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka In ka badan 20 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Lebanon

In ka badan 20 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Lebanon

Ugu yaraan 20 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen gobolka Akkar ee waqooyiga dalka Lebanon.
Tani ayaa timid ka dib markii uu qarxay mid ka mid ah baabuurta qaado shidaalka.
Hay’adda laanqayrta cas ee dalka Lebanon ayaa arrinkan shaaca kaga qaaday barta Twitter-ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments