Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Miyuu musuqmaasuqa saameyn ku yeelanaya masiirka dowladnimada?

DHAGEYSO:Miyuu musuqmaasuqa saameyn ku yeelanaya masiirka dowladnimada?

Guddoomiyaha guddiga madax banaan ee la dagaalanka musuqmaasuqa Soomaaliya Abuukaate Maxamad Xuseen Xaamud ayaa Bogaadiyay in dowladda Soomaaliya ay ku guulaysatay hirgalinta Guddiga ka hortagga Wax isdabamarinta
Waxaa uu sheegay in 14-ka Ogoosta ay hadda Maalin umadda Soomaaliyeed ku weyn oo ay u bilaabatay geedi-socod Hor leh oo ku saabsan wax ka qabashada Musuqmaasuqa.

Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud ayaa sidoo kale sheegay in guddiga ay hor yaalaan Waajibaadyo Culus oo u baahan dhaqangelin, isagoona sheegay inay La Xisaabtami Doonaan dhamaan Hay’addaha Dowladda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments