Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Barasaabka Narok oo baaq u diray Maraykanka

Barasaabka Narok oo baaq u diray Maraykanka

Guddoomiyaha ismaamulka Narok Samuel Ole Tunai ayaa dowladda Maraykanka ka codsaday inay ka laabato digniin dhanka safarrada ah oo ay dhawaan shaacisay.
Tunai ayaa sheegay in go’aankan uu saameyn ku yeelan karo waaxda dalxiiska oo uu horay culeys ugu keenay cudurka COVID19.
Guddoomiyaha ayaa xusay in tani ay imaanaysa xilli dalxiisayaal badan oo ka soo jeedo wadamada kale ee caalamka ay inta badan imaadaan Kenya.
Maraykanka ayaa digniinta uu soo saaray u aaneeyay in Kenya uu ku kordhay caabuqa corona.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments