Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Guddiga NCIC oo doonayo in la siiyo awoodo dheeraad ah

DHAGEYSO:Guddiga NCIC oo doonayo in la siiyo awoodo dheeraad ah

Guddiga qaran ee isdhexgalka iyo mideynta shacabka ee NCIC ayaa doonaya in baarlamaanka uu wax ka beddelo xeerka uu ku shaqeeyo si uu u yeesho awoodo dheeraad ah.
NCIC ayaa sheegtay inay lagama maarmaan tahay inay kaalin ka qaadato qiimeynta siyaasiyiinta xilal doonka ah.
Guddoomiyaha guddigan Samuel Kobia ayaa xusay inay ku dadaalayaan sidii ay ku heli lahayeen awood ah in siyaasiyiinta caadeystay jeedinta hadallada naceybka ku saleysan ay uga hor istaagaan inay qabtaan jagooyinka bulshada loogu adeego

Xildhibaan Maina Kamanda oo baarlamaanka si magacaabid ah ku galay ayaa dhankiisa sheegay inay eegi doonaan codsiga guddigan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments