Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Khasaare ka dhashay fatahaad u sameeyay webiga Shabeelle

Khasaare ka dhashay fatahaad u sameeyay webiga Shabeelle

Wabiga shabeelle ayaa fatahaad ka sameey tuulda Boodaale, oo ka mid ah tuulooyinka hoosyitaga magaalada Jowhar ee Caasimada dowlad gobaleedka Hirshabeelle, ayaa halkaas ka geeystay Khasaaro Nafeed iyo mid hatiyeed oo ka dhashay fathaada Biyaha Wabiga.
Waxaa la soo sheegayaa in Laba Carruur ah ay qadeen Biyaha kuwaa oo mid ka mid ah meydkiisa ay baadi goob ugu jiraan dadka deegaanka, Carruurta geeriyootay ayaa la sheegayaa in da’dooda ay u dhaxeeyso Shan illaa iyo Lix jir.
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle Maxamed Cumar Ceymooy, ayaa sheegay in xaalda wabiga xiligan ay tahay mid cabsi weyn leh maadmaWabiga uu waddo Biyhii ugu badna suuragalnay ay tahay in deegaano hor leh ay gaarto Fatahaadda.
Ugu Danbeeyntii Wasiirka ayaa ku baaqay in laga qeyb qaato ugurmadka loo sameynaayo dadkii ku barakacay fatahaada Wabiga Shabeelle uu ka sameey tuulada Boodaala.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments