Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Kooxda Taliban oo ku dhaw caasimada Kabul ee dalka Afganistan ka dib...

Kooxda Taliban oo ku dhaw caasimada Kabul ee dalka Afganistan ka dib markii ay la wareegeen magaalooyiin dhowr ah

Kooxda hubaysan ee Daalibaan waxay qabsadeen caasimadaha gobollada, Qalat, Terenkot, Pul-e Alam, Feruz Koh, Qala-e Naw iyo Lashkar Gah, saacado kadib markii ay qabsadeen magaalooyinka Herat iyo Kandahar.
Waxay ilaa hadda gacanta ku haysaa 18 caasimad goboleed oo ku yaal guud ahaan Afghanistan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments