Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Taalibaan oo dowladda Afghanistan kala wareegtay 6 magaalo oo dheeraad ah

Taalibaan oo dowladda Afghanistan kala wareegtay 6 magaalo oo dheeraad ah

Kooxda Taalibaan ayaa lagu soo warramayaa inay dowladda Afghanistan kala wareegtay gacan ku haynta 6 magaalooyin oo dheeraad kuwaasoo caasimad goboleed ah.
Magaalooyinkan ayaa kala ah Terenkot, Pul-e Alam, Feruz Koh , Qala-e Naw,Kandahar iyo Herat .
Ilaa iyo hadda Taalibaan waxay la wareegtay 16 ka mid ah magaalooyinka ugu waawayn ee gobollada wadankaasi oo ah 34.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments