Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo qabaneysa xuska 10-Sano guurada xiriirka wanaagsan ee Turkiga Soomaaliya

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo qabaneysa xuska 10-Sano guurada xiriirka wanaagsan ee Turkiga Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa qaban qaabineysa Munaasabad lagu xusayo 10-sano guurada kasoo wareegtay Markii dib u cusboonaysiin iyo hanaqaadin lagu Sameeyay xiriirka Qotada dheeer ee ka dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga.
Wasiirka wasaaradda cadaaladda ahna Guddoomiyaha guddi ra’sal wasaaraha Soomaaliya u xil saaray qabanqaabada xuska ayaa ka warbixiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments