Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Ruto oo dhaliilay kulan dhex maray madaxweynaha iyo hoggaamiyaasha mucaaradka

Ruto oo dhaliilay kulan dhex maray madaxweynaha iyo hoggaamiyaasha mucaaradka

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa dhaliil u jeediyay hoggaamiyaasha garabka mucaaradka ee wadanka oo dhawaan magaalada Mombasa kulan kula qaatay madaxweyne Uhuru Kenyatta.
Waxaa uu sheegay in mas’uuliyiintan ay diiradda saarayaan fulinta danahooda shakhsiyeed.
Dr. Ruto ayaa arrin la yaab leh ku tilmaamay in siyaasiyiinta mucaaradka oo aan taageerin madaxweyne Kenyatta ay hadda qorsheynayaan inay mucaaradaan madaxdii soo dhistay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments