Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo sheegay inay ka Go’antahay in dalka Doorasho ka dhacdo

DHAGEYSO:Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo sheegay inay ka Go’antahay in dalka Doorasho ka dhacdo

Ra’iisul Wasaare Soomaaliya Maxamed Rooble oo Kulan la qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Kenya Qaarkood ayaa sheegay inay isaga iyo madaxda kale ee Qaranka Soomaaliyeedba ka wada go’antahay in dalka doorasho ka hirgasho isagoo sheegay in Waxyaabaha daaha keenay ay ka mid yihiin duruufihii la soo maray, doorashaduna ay Bilaabatay.
Wuxuu kaloo Tilmaamay Ra’isulwasaaruhu inaysan Jirin wax Caqabad iyo iskhilaaf ah oo ka dhex jira isaga iyo Madaxweynaha.

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhanka kale wuxuu ka hadlay Xiriirka ka dhexeeya Dalalka Kenya iyo Soomaaliya maadaam Soomaaliya iyo Kenya wax badan ka dhexey isagoo ugu danbayntiina ka hadlay arinta Badda wuxuuna sheegay inaysan jirin cid bad Soomaaliyeed Saxiixi karta iyo Cid ku dhiiran karta Midna.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments