Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ra’iisul wasaaraha Somalia oo laga codsaday inuu booqdo xeriyaha qaxootiga ee Dadaab

DHAGEYSO:Ra’iisul wasaaraha Somalia oo laga codsaday inuu booqdo xeriyaha qaxootiga ee Dadaab

Bulshada somaliyed ee kudhaqan xeryaha qaxotiga ee Dadaab ayaa soo dhaweyay boqashada Raisul wasaraha Somalia Mohamed Hussein Rooble uu ku imaday dalkani kenya Waxayna rajo wanaagsan ka mujiyeen soo noqoshada xariirka labada dal
Abdullahi Osman Aden oo kamid ah masuliyinta xeryaha qaxotiga ee Dadaab ayaana ka hadlay arinkaas wuxuuna Raisul wasaraha ka codsaday inuu soo garo xeryaha qaxotiga ee Dadaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments