Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Qareenada Muslimiinta oo cambaareeyay wxayaabaha ay ku kaceen LSK

DHAGEYSO:Qareenada Muslimiinta oo cambaareeyay wxayaabaha ay ku kaceen LSK

Ururka Qareenada Muslimiinta dalkani Kenya ayaa cambaareeyay xaaladaha ka dhax aloolsan ururka qareenada ee LSK waxaa ayna ugu baaqayaan inay xaalada dajiyaan.
Hadalkooda ayaa imaanaya iyada oo ay maalmo ka hor muuqaalo la baahiyay muujinaya in xafiiska LSK uu ka dhacay dagaal iyaga dhexdooda ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments