Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Kulan looga Hadlayay kordhinta Kuraasta Haweenka ee Baarlamaanka oo Muqdisho lagu Qabtay

DHAGEYSO:Kulan looga Hadlayay kordhinta Kuraasta Haweenka ee Baarlamaanka oo Muqdisho lagu Qabtay

Kulan looga hadlayay Kordhinta kuraasta haweenka u sharaxan Baarlamaanka Soomaaliya labadiisa Gole ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Waxaaa kulankaan Soo qabanqaabishay hay’ada Sooseeyo waxaana ka qaybgalay ururada kala duwan ee Haweenka kuwaasoo sheegay siday lagama Maarmaan u tahay in haweenka Qayb Weyn ku yeeshaan Hogaanka dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments