Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Baarlamaanka oo ka soo horjeestay xeer xaddidaya qarashaadka ololaha doorashada

Baarlamaanka oo ka soo horjeestay xeer xaddidaya qarashaadka ololaha doorashada

Golaha xeer dejinta dalka ayaa ka soo horjeestay xeer uu soo saaray guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada wadanka ee IEBC.
Xeerkan ayaa lagu xaddiday qiimaha lacageed ee ay adeegsan karaan siyaasiyiinta u tartamaya jagooyinka hoggaanka xilliga ay ku guda jiraan ololahooda.
Hasa ahaate waxaa nidaamka IEBC su’aal geliyay guddiga baarlamaanka u qaabilsan xeerarka gaarka ah.
Guddiga ayaa IEBC ku eedeyay inuu nidaamkan soo saaray iyadoo wax wada tashi ah uunan sameyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments