Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Madaxweynaha Soomaliya & Amiirka Qatar oo khadka telefoonka ku wada hadlay

Madaxweynaha Soomaliya & Amiirka Qatar oo khadka telefoonka ku wada hadlay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Amiirka dalka Qatar Shiikh Tamiim bin Xamad Al-thani ayaa waxaa ay yeesheen kulan dhanka khadka telefoonka ah oo ay uga wada hadleen arrimo dhowr ah.
Farmaajo iyo Amiirka Qatar ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, arrimaha gobalka iyo caalamka intaba.
Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo Arrimaha gobalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments