Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Cali Ibrahim Roba oo goobjoog ka ahaa caleema saarka ugaaska beesha Kalwina

DHAGEYSO:Cali Ibrahim Roba oo goobjoog ka ahaa caleema saarka ugaaska beesha Kalwina

Mas’uulyiinta dowlad deegaanka mandera oo uu ugu horeeyo barasaabka ismamaulkaas Ali Ibrahim Roba ayaa maanta Nairobi uga qeyb galay caleema saarka ugaaska beelweynta Kalwina ugaas Aden Ibrahim.
Abdi Aden Giro oo loo yaqaana Hon Mayor ahna gudoomiyaha nabadgalyada ceelwaaq ismaamulka Mandera ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay xilka loo dhiibay ugaas Aden Ibrahim isagoona ugu baaqay bulshada inay la shaqeeyaan ugaaska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments