Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka xaafadda Bangladesh ee Mombasa oo biyo la’aan ka cabanaya

DHAGEYSO:Shacabka xaafadda Bangladesh ee Mombasa oo biyo la’aan ka cabanaya

Dadweynaha ku nool xaafadda isku raranta ah ee Bangladesh ee Mombasa ayaa cabasho ka muujinaya biyo yari soo foodsaartay.
Shacabka ayaa dhigay dibadbax ay dareenkooda ku muujinayaan kaasoo sababay ciriiri isku socodka baabuurta ah.
Waxay sheegayaan in caqabaddan ay haysatay muddo 5 sano ah in kastoo uu jiray samafale caawinayay oo labadii toddobaad ee ugu dambeeyay aan wax taageero ah u muujin.
Dowladda ismaamulka Mombasa ayay ka dalbadeen inay xalliso dhibaatada dhanka biyaha ee ay dadweynaha wajahayaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments