Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Ra’iisul wasaaraha Canada oo cambaareeyay muwaadin looga xiray Shiinaha

Ra’iisul wasaaraha Canada oo cambaareeyay muwaadin looga xiray Shiinaha

Ra’iisul wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa si kulul u cambaareeyay xukun ka soo baxay maxkamad ku taalla Shiinaha.
Maxkamadda ayaa muwaadin u dhashay Canada ku xukuntay 11 sano oo xabsi ah.
Xukunka ayaa yimid ka dib markii Michael Spavor oo ganacsade ah lagu helay inuu basaas sameeyay.
Mr. Justin ayaa sheegay in go’aanka maxkamadda uu yahay mid aan la oggolaan karin isagoo dalbaday in ganacsadaha sida ugu dhakhsiyaha badan loo siidaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments