Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo ka hadlay qoondada Haweenka

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo ka hadlay qoondada Haweenka

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ee heer Federaal ayaa war qoraal ah oo ay ka soo saareen qoondada haweenka ee mataaladda Siyaasadda, ku sheegay inay laga maarmaan tahay in la xaqiijiyo in haweenku matalaad dhab ah ay ku yeeshaan kuraasta labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, maaddaama haweenku ay matalaaan bulshada in ka badan 50%.
Qoraalka ayaa lagu xusay in Guddiyada Doorashooyinka dalka ay mas’uuliyad ka saaran tahay fulinta heshiiska ku saabsan qoondada haweenka ee 30% ee baarlamaanka.
Heshiiska ayaa ahaa mid ka mid ah tallaabooyinkii ugu horreeyey ee muhiimka ahaa ee loo qaaday sidii haweenka Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen matalaad habboon iyo ka-qaybgalka siyaasadda .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments