Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Rooble oo kulan la yeeshay Xassan Sheikh iyo Sheikh Shariif

Rooble oo kulan la yeeshay Xassan Sheikh iyo Sheikh Shariif

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan is xog wareysi xaaladda dalka iyo doorashooyinka waxa uu galabta hoygiisa kula yeeshay Madaxweynayaashii hore ee dalka Mudane Shariif Sh. Ahmed iyo Xasan Sh. Maxamuud.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sii wada kulamada gaar gaarka ah ee uu la yeelanayo Musharaxiinta iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed si ay doorashooyinka ugu qabsoomaan jawi xasiloon.
Waxaa sidoo kale looga hadlay khilaafka ka taagan doorashada gobolada Waqooyi ee Soomaaliya sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadkii kulankaasi ka qeyb galay.
Kulankaan ayaa yimid xilli uu khilaaf culus uu ka dhex taagan yahay Rooble iyo Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments