Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Rag faraxumeeyay gabadh 16 sano jir ah oo damiin lagu siidaayay

Rag faraxumeeyay gabadh 16 sano jir ah oo damiin lagu siidaayay

Saddex eedeysanayaal ah oo lagu kala magacaaba Cabdullaahi Garaad Maxamad, Cabdullaahi Maxamuud Maxamad iyo Cabdiqaadir Ibraahim Bure ayaa waxaa ay shalay kasoo hor muuqdeen maxkamadda magaalada Wajeer ka dib markii lagu eedeeyay inay faraxumeeyeen gabar 16 sano jir ah.
Maxkamadda markii ay dhageysatay dacwadda raggaan loo haysto ayaa ku sii daysay damiin lacageed oo dhan 3 milyan midkiba.
Kiiska loo haysto raggaan ayaa mar kale dib loo dhageysan doona 12-ka bishaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments