Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wakaalada biyaha Garissa oo sharciyo cusub ku soo rogtay Macaamiisha

DHAGEYSO:Wakaalada biyaha Garissa oo sharciyo cusub ku soo rogtay Macaamiisha

Wakaalada Biyaha Magaalada Garissa ee Gawasco ayaa isniinta maanta sharciyo cusub ku soo rogtay macaamiisha magaalada Garissa si wax looga qabto dhaqaale la,aanta heysata shirkada iyo gaabiska ka jira dhanka biyaha.
Madaxa maamulka Mudane Yuusuf Cabdi Bare oo loo yaqaan Sareeye ayaa warbaahinta ugu waramay sharciyadaan cusub waxaana uu bulshada ugu baaqay in aysan ka hor Imaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments