Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Amniga badda Soomaaliya oo maanta laga doodaya

Amniga badda Soomaaliya oo maanta laga doodaya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa maanta lagu wadaa in uu qabto dood furan oo looga hadlayo amniga badda Soomaaliya.
Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ee arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa Golaha Amniga warbixin ka siin doonaa arrimaha amniga ee xeebaha Soomaaliya, sida lagu soo qoray barta Twitter-ka ee xafiiska Qaramada Midoobey ee qaabilsan nabadda iyo siyaasadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments