Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Madaxtooyada dalka oo u hambalyeeysay Kipchoge

Madaxtooyada dalka oo u hambalyeeysay Kipchoge

Madaxtooyada dalka looga arrimiyo ee State House ayaa qoraal ay soo saartay waxay ugu hambalyeeysay orodyahaanka Eliud Kipchoge oo difaacday rikoor uu dunida ka dhigay sanadkii 2016-kii.
Waxaa uu ku soo baxay tartankii orotanka ee cayaaraha Olimbikada ee lagu qabtay dalka Japan.
Waxaa uu tartanka ku soo gabagabeeyay 2:08:38 isagoo ku guulaystay biladda dahabka.
Madaxtooyada ayaa sheegtay in Kipchoge uu calanka Kenya ka dhigay midka ugu horreeya ee qaaradda Afrika iyo kan 19-aad ee caalamka.
Kenya ayaa soo hooysay ilaa 10 billadood oo isugu jiro (4 gold, 4 silver iyo 2 bronze).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments