Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Ra’iisul wasaare Rooble oo war ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya

DHAGEYSO:Ra’iisul wasaare Rooble oo war ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya

Ra’iisul wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble ayaa war murtiyeed ku saabsan waxybaaha u qabsoomay ee la xiriira xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya soo saaray.
War murtiyeedka oo faahfaahsan waxaa warbaahinta u akhriyay afhayeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamad Ibraahim Macallimu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments