Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Maamulka NMS oo buufinaya goobaha dadweynaha

Maamulka NMS oo buufinaya goobaha dadweynaha

Maamulka ay dowladda dhexe u xilsaartay bixinta qaar ka mid ah adeegyada bulshada ee ismaamulka Nairobi ee loo yaqaano NMS ayaa billaabay inuu buufiyo goobaha ay dadku isugu yimadaan.
Barnaamijkan ayaa la fulinayaa xilliga habeenkii.
NMS ayaa sheegtay inay buufinta goobaha dadweynaha wadi doonto muddo saddex bilood ah si looga hor tago faafidda cudurka COVID19.
Nairobi ayaa ka mid ah ismaamullada dalka ee uu sida wayn u saameeyay caabuqa corona .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments