Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Mid ka mid ah culimada Garissa oo ka hadlay sida diinta islaamka...

DHAGEYSO:Mid ka mid ah culimada Garissa oo ka hadlay sida diinta islaamka ay bulshada ugu boorrisay taxaddarka

Qasnad-hayaha golaha sare ee muslimiinta dalka ee SUPKEM laantiisa ismaamulka Garissa Sheekh Xassan Cabdi ayaa bulshada ugu baaqay inay si wayn uga taxadaraan khatarka cudurka COVID19.
Waxaa uu sheegay in diinta islaamka ay dadka ku boorrisay ka shaqeynta badbaadinta naftooda .
Sheekh Xassan ayaa soo jeediyay in la qaato amarrada dowladda ee ay kula dagaalamayso cudurka sida afduubka, gacmo dhaqashada , kala fogaanshaha iyo daawooyinka tallaalka .
Waxaa uu intaa ku daray inay lagama maarmaan tahay in la sameeyo Alle bari si looga gudbo culeyska uu la yimid xanuunka corona.

Tani ayaa imaanaysa iyadoo shalay ismaamulka Garissa laga diiwaangeliyay 28 ah xaaladaha cusub ee cudurka COVID19.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments