Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Bandow wakhti hore bilaabanaya oo ka dhaqangalaya 3 ismaamul oo ka tirsan...

Bandow wakhti hore bilaabanaya oo ka dhaqangalaya 3 ismaamul oo ka tirsan dalka

Waxaa maanta si rasmi ah u dhaqangalaya bandow habeenkii oo bilaabanaya 6-da maqribnimo ilaa 6-da aroornimo oo ay dowladda dhexe ku soo rogtay ismaamullada kala ah Baringo, Galbeedka Pokot iyo Elgeyo Marakwet.
Waxaa ay sidoo kale mamnuucday isu imaatinka dadweynaha.
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo isku duwidda howlaaha qaranka Fred Matiang’Ii ayaa soo saaray digniin uu ku sheegay in amarka uu dhaqangalayo laga bilaabo maanta.
Ismaamulladan ayaa muddooyiinkii la soo dhaafay laga soo tabiyay dagaalo ku saleysan dhac iyo qabiil.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments