Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Kooxda Taliban oo gacanta u gashay magaalo muhiim ah ee dalka Afganistan

Kooxda Taliban oo gacanta u gashay magaalo muhiim ah ee dalka Afganistan

Taalibaan waxay qabsadeen magaalada Zaranj ee gobolka Nimruz ee Afgaanistaan, taasoo ka dhigaysa caasimaddii ugu horraysay ee gobolka ay qabsao Taalibaan.
Ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in Zaranj, oo ah caasimadda gobolka koonfureed ee Nimruz, ay gacanta u gashay Taliban Jimciha maanta.
Taalibana ayaa sare u qaaday weeraradeeda ay ku qabsanayso magaalooyiin muhiim u ah dowladda wadanka Afganistan

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments