Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Xizbullah oo gantaallo la beegsatay Israa’iil

Xizbullah oo gantaallo la beegsatay Israa’iil

Kooxda Xizbullah ee dalka Lubnaan ayaa lagu soo warramayaa inay ka falcelisay weeraradii dhanka cirka ee Israa’iil.
Waxay kooxdu sheegtay inay bartilmaameedsatay goobo furan oo u dhow saldhigyada ciidamada Israa’iil.
Hal maalin ka hor ayay ahayd markii la duqeeyay Koonfurta Lubnaan.
Militariga Israa’iil ayaa saacado ka hor sheegay in diyaaradihiisa dagaalka ay garaceen Koonfurta Lebanon ka dib markii dhanka xadka looga soo tuuray in ka badan 10 gantaal.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments