Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wadayaasha mootooyinka ee Bungoma oo dibadbax sameeyay

DHAGEYSO:Wadayaasha mootooyinka ee Bungoma oo dibadbax sameeyay

Ganacsatada ku shaqeysato mootooyinka ee ismaamulka Bungoma ayaa dhigay dibadbax ay ku dalbanayaan in la ansaxiyo miisaaniyadda dhaqaale ee dowlad deegaankaasi.
Waxay sheegeen in waalidiinta ay wajahayaan culeys dhanka dhaqaalaha ah maadaama wakiillada aynan ku heshiin ansaxinta miisaaniyadda ismaamulkaasi.
Mootooleyda ayaa xusay inay lagama maarmaan tahay in dib loo furo howlaha golaha hoose ee Bungoma si looga gudbo ismari waaga taagan.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments