Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Waaxda dacwad oogidda oo baaq u dirtay shacabka

Waaxda dacwad oogidda oo baaq u dirtay shacabka

Waaxda dacwad soo oogidda dalka ayaa dadweynaha ku boorrisay inay la shaqeyaan hay’adaha qaabilsan ka hor tagga hadallada iyo falalka naceybka ku saleysan.
Shacabka ayaa dhanka kale lagula taliyay inay ka feejignaadaan qoraallada dacaayadda ah ee la faafiyo maadaama ay wax u dhimi karaan xasiloonida.
Waaxdan ayaa sidoo kale soo jeedisay in aan la oggolaan caddaalad darrada la xiriirta doorashooyinka oo ay ku sheegtay qorsho kasta oo sababi karo in natiijada ka soo baxdo codeynta aan lagu kalsoonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments