Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Madaxweynaha koonfur Galbeed oo Ciidamada la dardaarmay

Madaxweynaha koonfur Galbeed oo Ciidamada la dardaarmay

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed ( laftagareen) ayaa sheegay in Ciidamada Qalabka sida looga baahan yahay inay ilaaliyaan anshaxa Ciidamannimo, isla markaana isku ixtiraamaan sida ay u kala darajo sareeyaan.
Waxaa uu sheegay laftagareen, isagoo ka qeyb galayay kulan ka dhacay magalada Baydhabo inay mararka qaar dhacdo in askarta ay amar diido ku sameeyaan Saraakiisha ka sareeysa taasina aan loo baahneyn.
Ugu dambeyn Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed ( laftagareen) ayaa Ciidamada uga digay inay ka mashquulaan waajibadkooda Shaqo iyo dagaalka ay kula jiran Al-Shabaab.
Hadalka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli degano ka tirsan Maamulkaas ay ka socdaan dagaalo u dhaxeeya Ciidamada dowladda & Al-Shabaab.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments