Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Madaxweynaha Brazil oo wajahaya baaritaano la xiriira inuu khiyaano sameeyay

Madaxweynaha Brazil oo wajahaya baaritaano la xiriira inuu khiyaano sameeyay

Maxkamadda ugu sarreysa wadanka Brazil ayaa soo saartay amar ah in baaritaano lagu sameeyo hoggaamiyaha dalkaasi Jair Bolsonaro.
Mas’uulkan ayaa loo soo jeediyay eedeymo ah inuu khiyaano sameeyay.
Waxyaabaha loo haysto waxaa ka mid ah inuu yiri hannaanka doorashooyinka ee dalkaasi sax ma aha in kastoo uunan caddeymo loo cuskan karo soo bandhigin.
Sidoo kale waxaa lagu dhaliilay in maamulkiisa uu faafiyo warar been abuur ah.
Waxaa go’aanka ah in la baaro Jair Bolsonaro soo saaray garsoore Alexandre de Moraes .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments