Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Ismaamullada oo aan isticmaalin 320 ah sariiraha ICU-da

Ismaamullada oo aan isticmaalin 320 ah sariiraha ICU-da

Golaha ay ku mideysan yihiin barasaabyada ismaamullada dalka ee (CoG) ayaa sheegay inay jiraan 320 ah sariiraha lagu seexiyo bukaannada ay xaaladoodu aad u liidato ee qaybaha daryeelka degdegga loona yaqaano ICU-da kuwaasoo aan hadda la adeegsan.
Waxaa arrinkan shaaca ka qaaday guddoomiyaha CoG ahna hoggaamiyaha dowlad deegaanka Embu Martin Wambora.
Waxaa uu xusay in tirada sariiraha yaalla qaybaha ICU-da ee 31 ka mid ah ismaamullada wadanka ay yihiin 512 iyadoo hadda la isticmaalaya 192 tiradan ka mid ah.
Wambora ayaa tilmaamay in tani ay muujinayso inay sare u kacday tirada bukaanka ee u baahan daryeelka degdegga ah.
Sidoo kale ismaamullada Kenya ayaa leh 7,566 oo ah sariiraha gaarka u ah bukaanka uu sameeyay cudurka COVID19.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments