Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo dhagax dhigay Garoonka Galdogob

DHAGEYSO:Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo dhagax dhigay Garoonka Galdogob

Wasiirka Wasaarada gadiidka iyo duulista hawada Dowlada Federalka Soomaaliya Duraan Faarax ayaa dhagax dhigay Garoonka diyaaradaha Degmada galdogob ee gobolka Mudug.
Masuuliyiinta deeganka iyo Waxgaradka ayaa soo dhaweeyay Talaabada uu qaaday Wasiirka Wasaarada gaadiidka iyo Duulista Hawada Dowlada Fedraalka Soomaaliya oo dhagacdhigay Garoonka Diyaaradeed ee laga Hirgaliyay Magaalada Galdogob ee Gobolkaasi Mudug.

Maareeyaha Hay’ada Duulista Hawada Dowlada Soomaaliya iyo Maareeyaha Garoomada Puntlanad ayaa sheegay in shaqadaan lagu guulaysan doono ayadoo isla Xisaabtan dhinacyo badan leh la Samaynayo.
Sidoo kale wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa sheegay inaysan noqon doonin dhagaxdhig bas ah balse shaqada loo baahan yahay iyo baahida jirta ay diirada Saarayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments