Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasaarada Waxbarashada Galmudug oo qabatay Kulamo Waxbarashada looga hadlayay

DHAGEYSO:Wasaarada Waxbarashada Galmudug oo qabatay Kulamo Waxbarashada looga hadlayay

Wasiirka Waxbarashada Maamula Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Maxamed Xaashi Dhoorwe ayaa wuxuu Magaalada Dhuusamareeb EE caasimada Maamulkaasi uu ka furay kulankii ugu dambeeyay ee looga tashanayo sharciga waxbarashada Galmudug.
Wasiirka ayaa sheegay in faafreebkii ugu danbeeyay uu Sharcigaan marayo kadib mudo Hal sano iyo Bar ah oo laga shaqaynayay ayadoo intaas kadib loo gudbin doono Golaha wasiirada Maamulkaasi kadibna Baarlamaanka ayadoo ugu danbayna uu Madaxweynaha Galmudug Digreeto ku soo saari doono.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments