Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Thailand oo laga diiwaangeliyay in ka badan 20,000 oo ah xaaladaha cusub...

Thailand oo laga diiwaangeliyay in ka badan 20,000 oo ah xaaladaha cusub ee COVID-19

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Thailand ayaa 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay diiwaangelisay 20,200 oo ah xaaladaha cusub ee caabuqa corona.
Waxaa sidoo kale mudadan gudaheeda wadankaasi cudurka ugu dhintay 188 qof oo dheeraad ah.
Tirada guud ee kiisaska COVID19 ee Thailand ayaa hadda ah 672,385 halka dhimashada guud ay tahay 5,503.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo dowladda Thailand ay shalay soo rogtay xayiraado dheeraad oo ay ka mid tahay bandow la saaray 29 gobol in kastoo arrinkan dib u eegis lagu sameyn doono 18-ka bishan sideedaad.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments