Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Kenya oo bilad ka soo hoyisay tartanka Olombikada ee Japan

Kenya oo bilad ka soo hoyisay tartanka Olombikada ee Japan

Emmanuel Korir ayaa Kenya u soo qaaday biladda orodka ee 800 Miitar ka dib markii orodyahankaas oo uu kaalinta koowaad ka galay.
Korir ayaa soo bandhigay tayadiisa orodka isagoona ku guulaystay biladda dahabka ee 800 miitar.
Waxaana kaalinta labaad soo galay saaxibkiisa ay isku dalka yihiin Ferguson Rotich.
Tan ayaa muujinaysa in kenya ay awood u sheegatay orodyahanada kale ee kala qeyb galay orodka 800 Miitar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments