Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Duqa Caasimadda Muqdisho oo kormeeray waddooyinka ay saameeyen roobabkii da,ay

DHAGEYSO:Duqa Caasimadda Muqdisho oo kormeeray waddooyinka ay saameeyen roobabkii da,ay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, kaasi oo uu ugu kuur galayay Howsha ka socta magaalada robabkii ka da’ay iyo shaqadii ay ka qabteen shaqaalaha Dowladda Hoose.
Guddoomiye Cumar ayaa xusay in maamulka uu dadaal ku bixinayo sidii biyaha looga nadiifin lahaa waddooyinka xirmay ee ay roobabku degeen, ayna ka shaqeynayaan Waaxda Nadaafadda dowladda Hoose oo kaashanaya booyado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments