Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Agaasimaha shirkadda korontada ee dalka oo is casilay

Agaasimaha shirkadda korontada ee dalka oo is casilay

Waxaa xilkii uu hayay iska casilay Bernard Ngugi oo ahaa agaasimaha guud ee shirkadda korontada wadanka ee Kenya Power.
Labo sano ka hor ayay ahayd markii jagadan loo magacaabay.
Waxaa tallaabada uu Ngugi isku casilay warbaahinta u xaqiijiyay wasiirka wasaaradda tamarta Charles Keter isagoo sheegay inuusan wax sabab ah la wadaagin.
Guddiga maamulo shirkaddan ayaa agaasimaha ku meel gaarka ah u magacaabay Rosemary Oduor oo qaabilsanayd maareynta adeegyada ganacsiga iyo iibka ee shirkadda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments