Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:William Ruto:Ma Fahmi karo sababta su’aal loo geliyay inaan saaxiib dhow la...

DHAGEYSO:William Ruto:Ma Fahmi karo sababta su’aal loo geliyay inaan saaxiib dhow la ahay madaxweyne Yoweri Museveni

Ku xigeenka madaxweynaha dalka ayaa sheegay inuusan fahmi karin sababta su’aal loo geliyay inuu saaxiib dhow la yahay madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni.

Ruto ayaa sidoo kale sheegay in hadii sanadka soo socdo uu noqdo madaxweynaha dalka uunan marnaba oggolaan doonin in ku xigeenkiisa loola macaamilo sida isaga loola dhaqmay oo uu ku tilmaamay qaab aan caddaalad ahayn

Dhanka kale waxaa uu madaxweyne ku xigeenka Kenya si cad u sheegay inuusan xilligan la shaqeyn karin hoggaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga isagoo xusay in aynan isku mabda’ siyaasadeed ahayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments