Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Howlgal amni oo ka billowday Laikipia

DHAGEYSO:Howlgal amni oo ka billowday Laikipia

Dowladda dhexe ayaa ismaamulka Laikipia ka billowday howlgal lagu sugayo amniga.
Iskudhacyo dhawaan halkaasi ka dhacay oo u dhexeyay xoolo dhaqatada iyo beeralayda ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac.
Sidoo kale waxaa hakad galay howlaha waxbarashada ee ugu yaraan 10 ka mid ah dugsiyada Laikipia.
Isku duwaha ammaanka ee gobolka Rift Valley Mr. George Natembeya ayaa ciidamada ugu baaqay inay adkeeyaan amniga.
Sidoo kale guddoomiye xaafadeedyada iyo ku xigeenadooda ayuu ku amray inay xaqiijiyaan in dhammaan ardayda ay dib ugu laabtaan goobaha waxbarashada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments