Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Duqa Muqdisho oo ka dayriyay heerka Waxbarashada gobolka Banaadir

DHAGEYSO:Duqa Muqdisho oo ka dayriyay heerka Waxbarashada gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cuamr Filish oo Maanta Warbaahinta Magaalada Muqdisho kula hadlay ayaa sheegay in heerka Waxbarashada Gobolka Banaadir aad u Hooseeyo tirakoobkii ugu dambeeyay ee lagu Sameeyay Waxbarashada gobolkaasi.
Waxaa lagu Cadeeyay in Boqolkiiba 88 dhallinyarada Muqdisho aysan waxba Baran halka 12 oo kali ah boqolkiiba ay waxbartaan.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in dhallinyaro badan oo Caasimadda ku nool ay Noloshaa ka dhaceen oo ay Darbi jiif nodeen arrintaas oo uu sheegay inay tahay wax aad looga Xumaado Xalna u baahan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments