Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Tirada dhimashada ee ka dhalatay daadadkii Shiinaha oo sii korortay

Tirada dhimashada ee ka dhalatay daadadkii Shiinaha oo sii korortay

Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in ilaa iyo hadda 302 qof ay ku dhinteen fatahaadihii bishii hore saameeyay bartamaha wadankaasi.
Wararka ayaa intaa ku daraya inay jiraan 47 ruux oo weli la la’yahay oo noolol iyo geeri midna aan lagu ogeyn .
Saameynta ugu wayn ee daadadka ayaa laga soo tabiyay magaalada Zhengzhou ee gobolka Henan halkaasi oo ay ku dhinteen 292 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments