Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Faysal Cali Waraabe oo beeniyay inuu shacabka mudaharaad ugu baaqay

DHAGEYSO:Faysal Cali Waraabe oo beeniyay inuu shacabka mudaharaad ugu baaqay

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargaysa ayaa Been abuur ku tilmaamay Hadal uu jeediyay Wasiirka aRrimaha gudaha Soomaaliland Maxamed Kaahin oo ahayd inuu Faysal Cali Waraabe oo bulshada Mudaharaad ku Kicinayo isagoo Tilmaamay inuu nin nabadeed yahay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments